Posts

Nolol iyo xaqiiqo

Image
Nolol iyo Xaqiiqo Noloshu waa safar dheer oo qof walba uu leeyahay waddo u gaar ah. Mararka qaar way fududaanaysaa, mararka qaarna way adkaanaysaa. Laakiin runta dhabta ahi waa in qofka geesiya ahi uu barta ka faa.iido xilliga adag halka qofka caajiska ahi uu ka quusto Dhab ahaantii noloshu waa imtixaan joogto ah Qofka raba guul waa inuu ogaadaa in aysan jirin dariiq toosan oo aan qalloocin lahayn Waxaa lagama maarmaan ah sabir dadaal iyo niyad adkeysi Haddii aad rabto farxad iyo guul ku noolow adiga oo runta jecel dadkana u wanaaji Waxaad heli doontaa ixtiraam kalsooni iyo farxad qalbi Qofka runta ku dhaqmaa waa qofka aan marnaba lumin waddadiisa

Siyaasadda & Amniga dalka soomaaliya

Halkan waxaa ku soo koobaya wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya maanta, Isniin, 26ka May 2025: --- Siyaasadda & Amniga Dalalka Ciidamada u Jooga Soomaaliya oo Dalbaday Lacag Deyn ah Dalalka ciidamadooda ka jooga Soomaaliya ayaa codsaday in la bixiyo $93.8 milyan oo ah mushaarka iyo kharashaadka ciidamadaas, taasoo qayb ka ah taageerada beesha caalamka ee howlgalka nabad ilaalinta. Booliiska Soomaaliya oo Qabtay Eedeysane Dil ku Eedeysan Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay Shariif Maxamed Axmed, oo ku eedaysan inuu dilay cayaaryahan Cabdifataax Carab. Xukuumadda Federaalka oo Digniin u Dirtay Mucaaradka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul uga jawaabtay hadalo kasoo yeeray qaar kamid ah xubnaha mucaaradka, iyadoo uga digtay in ay caasimadda ka abuuraan amni darro. --- 🤝 Dibloomaasiyadda & Horumarinta Soomaaliya iyo Azerbaijan oo Heshiis Cusub Saxiixday Dowladdaha Soomaaliya iyo Azerbaijan ayaa magaalada Baku ku kala saxiixay hesh...

1.SetRealistic Goals

The not-so-great part is that if you have Kilos to lose, it may seem extremely daunting, but there are no shortcuts, and think

content

Image
div class="separator" style="clear: both; text-align: center;">

Warka caawa

Image
  Madax waynaha Puntland siciid Abdulla dani iyo Gudoomiyaha Gobalada ayaa Saaka Boqday Magalada Bosaaso Ee Gobalka Bari Maxdawaynahu Wuxu Tagay Suuqyada Xoolaha Ee Kaladuwan Ariga Iyo Geellaba Iyo Dibidaba 

SIYAASADA

Image
 Waxaan ugu hanbalyeynayaa bulsha waynta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan maalinta Asaaska ururki dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL  ee horseeday xuriyadda iyo dowladnimada soomaaliyeed dhalinyaradu waa xoogga iyo xigmadda ummad kas ay leedahay maantay  dhalinyaradas waa kuwa ciidanka dalka ah oo Har iyo habeen u taagan nabadda iyo horumarka dalkeena waa kuwa hammiga wax barashada ku howlan waa kuwa ku naaloonaya Niyad Samida oo abuuraya rajo mustaqbal iyo maalmo wacan hanbalyo Ba dan mahadsanidin  

SIYAASADA

Waxaan ugu hanbalyeynayaa bulsha waynta Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan maalinta Asaaska ururki dhalinyarada soomaaliyeed ee SYL  ee horseeday xuriyadda iyo dowladnimada soomaaliyeed dhalinyaradu waa xoogga iyo xigmadda ummad kas ay leedahay maantay  dhalinyaradas waa kuwa ciidanka dalka ah oo Har iyo habeen u taagan nabadda iyo horumarka dalkeena waa kuwa hammiga wax barashada ku howlan waa kuwa ku naaloonaya Niyad Salida oo abuuraya rajo mustaqbal iyo maalmo wacan hanbalyo Badan madsanidin