SIYAASADA

 Waxaan ugu hanbalyeynayaa bulsha waynta

Soomaaliyeed meel kasta ay joogaan maalinta
Asaaska ururki dhalinyarada soomaaliyeed ee
SYL  ee horseeday xuriyadda iyo dowladnimada soomaaliyeed dhalinyaradu waa xoogga iyo xigmadda ummad kas ay leedahay maantay
 dhalinyaradas waa kuwa ciidanka dalka ah oo
Har iyo habeen u taagan nabadda iyo horumarka dalkeena waa kuwa hammiga wax barashada ku howlan waa kuwa ku naaloonaya
Niyad Samida oo abuuraya rajo mustaqbal iyo maalmo wacan hanbalyo Badan mahadsanidin
 

Comments

Popular posts from this blog

The Role of Media in Shaping Public Opinion